Himilo Qaran: Maxkamad baan Tiigsanaynaa Dowladda Soomaaliya

Sunday October 06, 2019 - 15:47:48
0 Comments
852
Super Admin
Xibisga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay maxkamad la tiigsanayaan dawladda Soomaaliya kadib makrii bishii hore ee Sebtemebr 22-keedii laga hor istaagay hoggaamiyahooda inuu u safro magaalada Kismaayo. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan-Kaafi Qoyste.


Leave a comment