Executive Committee

Golaha Fulintu wuxuu yeelanayaa qaabdhismeedka hoos ku xusan:
  1. Guddoomiye.
  2. Saddex Guddoomiye Ku Xigeen.
  3. Xoghaye Guud iyo,
  4. Xoghayeyaal.

Golaha Fulinta ee xisbiga waxaa ka mid noqonaya Guddoomiyaha, saddexda ku Xigeen, xog-hayaha guud ee uu Shirweynuhu doortay, iyo xog-yayaasha hela kalsoonida Golaha Dhexe, ee uu soo magacaabay Guddoomiya Xisbiga