بدأت المحكمة العليا الصومالية ، اليوم ، النظر في القضية التي رفعها حزب هيميلو قران ضد هيئة الطيران المدني الصومالية.
Xisbiga ayaa ku eedeeyey hay’adda inay is hortaagtay safar uu hoggaamiyaha xisbiga Shariif Sheekh Axmed ku tagi lahaa magaalada Kismaayo.
Doodda maanta ayaa ahayd dhageysiga in maxkamadda ay kiiskan gudi gali karto iyo in kale, iyo dacwaddu tahay mid maamul iyo in kale.
Warbixintan ayaa waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.